Home Celebrity News & Gossip Fanaanadaha Lubnaan oo Qabsaday TOP100 Dumar ee ugu Awooda Badan Carabta ee Aduunka

Fanaanadaha Lubnaan oo Qabsaday TOP100 Dumar ee ugu Awooda Badan Carabta ee Aduunka

1 min read
Comments Off on Fanaanadaha Lubnaan oo Qabsaday TOP100 Dumar ee ugu Awooda Badan Carabta ee Aduunka
0
717

Majalada caalamiga ah ee Arabian Business ayaa soo dhajisay liis sanadeedka 100 dumar ee ugu awooda iyo dhaqaalaha badan bariga dhexe iyo woqooyiga Afrika. Liiskaas oo iskugu jira dumar siyaasada ku jira iyo ganacsi iyo fanka ku dhex leh magac. Waxaana xusid mudan oo si weyn usoo jiitay indhaha dadka falanqeeya fanka inay fanaanadaha u dhashay Lubnaan ay si baaxad leh uga dhex muuqden  iyadoo fanaanada weyn ee Fairouz ay gashay kaalinta 58aad halka Nancy Ajram ay soo gashay kaalinta 64aad, Elissa kaalinta 93aad iyo Najwa Karam oo gashay kaalinta 98aad. Sidoo kale waxa jiray fanaanado kale oo carbeed oo iyaguna nasiib u helay inay ka dhex muuqdan listkan sida fanaanada Imaaradka u dhalatay ee Ahlam oo kaalinta 84aad ku jirtey iyo fanaanada suuriyada ah ee Assaala Nasri oo gashay kaalinta 96aad.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …