Home Celebrity News & Gossip Ma dhabaa inay Adele Guursatay si Hoos ahaan ah?

Ma dhabaa inay Adele Guursatay si Hoos ahaan ah?

1 min read
Comments Off on Ma dhabaa inay Adele Guursatay si Hoos ahaan ah?
0
758

Xidigada caalamiga ah ee u dhalatay dalka Ingiriiska Adele oo hore u sheegtay in  aqal galkeeda ku beegi doonto christmaska iyadoo intaana ku dartey inayna qabsan doonin aroos weyn oo uu ku koobnaan doono kaliya eheladeda iyo asxaabta, Ayaa kasoo muuqatay suuqa iyadoo gacanteeda uu ka muuqdo faraantiga guurka midaas oo buuq badan ka dhex dhalisay saxaafada hollywood iyo tageerayasheeda oo fanaanada baaq u diray inay xaqiijiso warkan.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …