Home Celebrity News & Gossip Adele oo Ku Guulaysatay Abaalmarinta BBC MUSIC AWARDS 2016

Adele oo Ku Guulaysatay Abaalmarinta BBC MUSIC AWARDS 2016

1 min read
Comments Off on Adele oo Ku Guulaysatay Abaalmarinta BBC MUSIC AWARDS 2016
0
1,215

Xidigada caalamiga ah ee u dhalatay dalka Ingiriiska ayaa ku guulaysatay laba abaalmarinood oo caalami ah e BBC MUSIC AWARDS 2016, Iyadoo muteysatay Albumka sanadka 25 iyo Heesta Sanadka HELLO. Adele umay suurogalin inay xaflada kasoo qayb gasho maadama oo ay ku sugantay Los Angeles oo wareegedi sanadkan ay kusoo gaba gabeyneyso se fariin mahadnaq ay usoo tabisay taagerayasheeda u suurogaliyay inay abaalmarinahan hesho.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …