Home Celebrity News & Gossip Adele oo Arin Ay Qarineysay Kashiftay Saamiga Libaaxana Ka Qaadatay Grammy Awards

Adele oo Arin Ay Qarineysay Kashiftay Saamiga Libaaxana Ka Qaadatay Grammy Awards

1 min read
Comments Off on Adele oo Arin Ay Qarineysay Kashiftay Saamiga Libaaxana Ka Qaadatay Grammy Awards
0
2,935

Fanaanada caalamiga ah ee u dhalatay dalka Ingiriiska Adele ayaa kashiftay inay la aqal gashay jaceylkeedi Simon Konecki iyadoo sheegtay inay casuumada u fidisay kaliya ehelka iyo asxabta aadka ugu dhaw. Dhanka kale Adele waxay ku guulaysatay saamiga libaaxa ee qeybintii abaalmarinta caalamiga ah ee Grammy Awards 2017 iyadoo heshay 5 Abaalmarinood oo ay u sharaxneed.

  •  Albumka ugu fiican “25”.
  •  Heesta ugu Fiican “Hello”.
  •  Fanaanada ugu fiican ee Pop Solo Ku Heesi karta.
  •  Recordka Sanadka.
  •  Albumka Vocal Popka ugu fiican.




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …