Home Celebrity News & Gossip Adele oo Ogolaatay inay Ka Heesto Xaflada GRAMMY AWARDS

Adele oo Ogolaatay inay Ka Heesto Xaflada GRAMMY AWARDS

56 second read
Comments Off on Adele oo Ogolaatay inay Ka Heesto Xaflada GRAMMY AWARDS
0
542

Xidigada caalamiga ah ee u dhalatay dalka Ingiriiska ee Adele ayaa sheegtay inay ka heesi doonto xaflada qeybinta abaalmarinta caalamiga ah ee GRAMMY AWARDS oo dhici doonta bisha labaad ee sanadkan, Adele oo hore ugu guulaysatay 10 Abaalmarinood oo Grammys ah ayaa hadana u sharaxan 5 ay ka mid yihiin Fanaanada sanadka iyo Albumka ugu wanaaagsan.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …