Home Celebrity News & Gossip Adele oo jabisay record cusub

Adele oo jabisay record cusub

55 second read
Comments Off on Adele oo jabisay record cusub
0
2,142

Fanaanada caalamiga ah ee u dhalatay dalka Ingiriiska ADELE oo jabisay record cusub ka dib markuu albumkeedii u dambeeyey ee 25 ay u suurogashay in la iibsado 10 Million oo coppy mudo ka yar 10 bilood Maraykanka gudahiisa. Recordkan oo aney gadhin fananin badan taarikhda musicga waxana shahado gudoonsiiyay The Recording Industry Association of America.14322669_1616984278600797_1145636674251459361_n

 

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …