Home Celebrity News & Gossip ADELE fanaanada ugu qaalisan uguna iibka badan aduunka

ADELE fanaanada ugu qaalisan uguna iibka badan aduunka

1 min read
Comments Off on ADELE fanaanada ugu qaalisan uguna iibka badan aduunka
0
1,592

Shirkadaha waaweyn ee qiimeya suuqa musicga iyo iibka Albumada ayaa xaqiijiyay in Xidigada u dhalatay wadanka ingiriiska Adele ay u suurto gasho mudo 10bilood gudaheed ah inay iibiso in ka badan 20million oo coppy oo Albumkeedi u dambeyey ee 25.

Adele ayaa hada ku mashquulsan wareegedi ay ku mareysey wadamada aduunka oo ay kula kulmeyso taageradeda xaflado aad u balaadhan. Waxaana xusid mudan in Adele shirkada Sony music la saxeexatay heshiis qiimihisa lagu qiyaasay 117 Million Euro midkaas ooo saxaafada caalamku ku tilmaamtay inuu yahay midkii ugu muhiimsana e abid saxeexo fanaan.




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …