Home Celebrity News & Gossip Adele oo Uurkeedi Labaad Leh Arooskedana Diyaarinaysa!!

Adele oo Uurkeedi Labaad Leh Arooskedana Diyaarinaysa!!

1 min read
Comments Off on Adele oo Uurkeedi Labaad Leh Arooskedana Diyaarinaysa!!
0
1,762

Xidigada u dhalatay dalka Ingiriiska Adele ayaa hada gabagabeyneysa wareegedi caalamka ay ku maraysay ka dib albumkeedi 25 markay so dajisay. Adele ayaa mid ka mida xafladaheedi u dambaysay tidhi “I’m going to have another baby” midaas oo fuduul ku riday taagerayasheeda inay uur leedahay ama qorsheynayso dhashada cunugeedi labaad. Waxaana xusid mudan inay xidigadan ay ku guda jirto diyaaar garowga arooskeeda.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …