Home Celebrity News & Gossip Waa maxay sababta India looga mamnuucay filmka cusub ee Aishwarya?

Waa maxay sababta India looga mamnuucay filmka cusub ee Aishwarya?

1 min read
Comments Off on Waa maxay sababta India looga mamnuucay filmka cusub ee Aishwarya?
0
8,095

Bollywood Mantra ayaa sheegay in dawlada India ku dhawaaqday in aan laga daawan doonin wadankeeda filmka cusub ee Ae Dil Hai Mushkil ee ay xidigaha matalayaa yihiin Boqorada quruxda aduunka Aishwarya Rai, Ranbir Kapoor, Anoshka Sharma iyo xidiga u dhashay Pakistan ee Fuad Khan.

13700046_1074333595936365_2362444522502539563_n

Arinkan oo oo la sheegay inuu ku hayo salka sababo siyaasadeed maadama xidig Pakistan u dhashay ku jiro filmka iyadoo dagaal ku dhex maray ayaamihii ina soo dhaafay Kashmir ciidanka India iyo budhcad hubaysan oo lagu eedeeyey inay kasoo jeeden Pakistan.

13700046_1074333595936365_2362444522502539563_n

Filmkan aya sheekadiisu ku socotaa Ranbir oo ku metalaya fanaan oo jecelaanaya laba hablood Aishwarya iyo Anoshka Sharma waxaana lagu dhawaaqay in filmkan aduunka laga daawan doono 28October.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …