Home Celebrity News & Gossip Ahlam oo Bahdishay Ragheb Alama!

Ahlam oo Bahdishay Ragheb Alama!

1 min read
Comments Off on Ahlam oo Bahdishay Ragheb Alama!
0
1,440

Xidigada khaliijka e u dhalatay dalka isku taga Imaaratka Carabta AHLAM ayaa sheegtay in aanu Barnaamijka Arab Idol wax saameyn ah ku yeelan ka tagistii Xidiga Lubnaan e Raqib Calaama iyadoo hadalka ku dartay inuuna barnaamijka cusube Xfactor ee loo wareejiyeyna uu fashilmay oonay dadku hadal hayn haba yaraate. Waxaana xusid mudan in hore saxaafada uu fanaanka Raaqib Calaama sheegey inuu Barnaamijka ARAB IDOL hoos u dhac weyn ku yimi markuu ka baxay madaama u yahay xidig taagero badan ku leh guud ahaan wadanka carbeed.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …