Home Celebrity News & Gossip Aishwarya oo Sodogeed Amitabh ka cadhooday Muuqalada dhiirane filmkeeda cusub

Aishwarya oo Sodogeed Amitabh ka cadhooday Muuqalada dhiirane filmkeeda cusub

1 min read
Comments Off on Aishwarya oo Sodogeed Amitabh ka cadhooday Muuqalada dhiirane filmkeeda cusub
0
21,571

Saxaafada Bollywood qaar ka mid ah aya qoray inuu jilaaga weyn ee Amitabh Batchan aad uga cadhooday hab dhaqanka gabadha uu qabo wiilkiisu ee xidigada Aishwarya Rai oo hab dhiiran ula matashay Ranbir Kapoor filmkooda cusub ee “Ae Dil Hai Mushkil”. Waxaa se warkan beeniyey ehelada Amitabh oo sheegay inaanu warkan sal iyo raad toona lahayn oo ay faafinayaan dad cadow ku ah reerkan Batchan.6

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …