Home Celebrity News & Gossip Aishwarya Rai oo shardi ku xidhay Salman Khan

Aishwarya Rai oo shardi ku xidhay Salman Khan

1 min read
Comments Off on Aishwarya Rai oo shardi ku xidhay Salman Khan
1
6,246

Xidigada Bollywood ee Aishwarya Rai aya ka farxisay malaayiin ka mid ah dadka jecel aflaamta Hindiga ah ka dib markay ku dhawaaqday in ay u tahay diyaar film cusub oo la kulmiya Xidiga caanbaxay ee Salman Khan se Hal Shardi daba dhigtay hadalkeeda midkaas oo ah in dadka labadooda la matali doonaa ay noqdaan dad caan ah.

maxresdefault

Waxaana xusid mudan in labadan xidig aanay wax film ah wada matalin mudo 14sano ah ka dib markuu fashilmay xidhiidhki jaceyl ee ka dhexeeyey ee socday mudo 3 sano ah.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …