Home Celebrity News & Gossip Daawo Siday Aishwarya Rai Ugu Dabaaldagtay Sanad guuradeeda 43aad

Daawo Siday Aishwarya Rai Ugu Dabaaldagtay Sanad guuradeeda 43aad

58 second read
Comments Off on Daawo Siday Aishwarya Rai Ugu Dabaaldagtay Sanad guuradeeda 43aad
0
3,489

Boqorada quruxda aduunka ahna xidigada Bollywood Aishwarya Rai Batchan ayaa u dabaaldegtay sanadguuradeda 43aad iyado xaflad yar ku dhex qabsatay aqalkeeda ku yaala Mumbai waxaana kasoo qayb galay Ninkeeda Abhishek Bachchan iyo Aabihii Amitabh Bachchan sidoo kale waxa la dabaaldegay xidigo ka mida Bollywood oo asxaab ay la tahay sida Manish Malhotra, Sonali Bendre iyo Goldie Behl.

1

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …