Home Celebrity News & Gossip Aishwarya oo sabab u noqotay furniinka Amitabh & Xaaskiisa 44sano oo Guura Kadib!

Aishwarya oo sabab u noqotay furniinka Amitabh & Xaaskiisa 44sano oo Guura Kadib!

1 min read
Comments Off on Aishwarya oo sabab u noqotay furniinka Amitabh & Xaaskiisa 44sano oo Guura Kadib!
3
7,472

Lamaanaha aadka looga dambeeyo ee bollywood Amitabh Batchan iyo xaaskisa Jaya Bhaduri ayaa si rasmi ah u iclaamiyay inay kala tageen ka dib 44sano oo guur ah. Warkan ayaa argagax ku riday dhamaanba shacabka reer India gaar ahaana xidigaha Bollywood, Iyadoo dad badan ay u fasireen inay sabab u tahay xidigada inankoodu qabo ee Aishwarya oo khilaaf ka dhex dhacay iyada iyo sodohdeed Jaya ka dib filmkeedi u dambeeyey ee Ae dil mushkil markay aragtay sodohdeed muuqalada dhiiran ee Aishwarya la jilayso Ranbir Kapoor iyadoo midaas ay ku tilmaamtay wax ceeb ah Jaya.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …