Home Celebrity News & Gossip Amr Diab 55jir Weli Shidan

Amr Diab 55jir Weli Shidan

1 min read
Comments Off on Amr Diab 55jir Weli Shidan
0
2,417

[espro-slider id=482]

Fanaanka weyn ee u dhashay wadanka Masar Amr Diab ayaa xaflad balaadhan ugu dabaaldagay dhalashadiisi 55aad oo ku beegneyd 11October.

Fanaankan dhashay 1961 ayaa buuq fara badan dhaliyay iyadoo dad badan is weydiiyaan qaabka uu da’ yaraantiisa u ilaashado maadama oo uu 55jir yahay hadana muuqii Sodon jirada leyahay.

Fanaankan ayaa badanka Baraha bulshada kusoo bandhigo isagoo jimicsanaya midaas oo jawaab cad u ah dhalinyarada inuu ku dhiirigelinayo inay jimicsiga u bilaaban si muuqalkoda u ilaashadan.

 

Waxaana xusid mudan in fanaankan yahay fanaanka carbeed ee ugu badan ee heesihiisa la xaday loona turjumay luqado kale sidoo kalena waa fanaanka dhanka raga Albumskiisu ugu iibka badanyihiin Bariga dhexe iyo woqooyiga Afrika isagoo midaas ku muteystay abaal marinta caalamiga ah ee World Music Awards oo uu 7 jeer qaatay midaasna ku galay Guinness World Records inu yahay fanaanka carbeede e qaata abaalmarintan.

 

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …