Home Celebrity News & Gossip Daawo sawirkii AMR DIAB ee Taagerayaashiisa Argagaxa ku Riday!!

Daawo sawirkii AMR DIAB ee Taagerayaashiisa Argagaxa ku Riday!!

1 min read
Comments Off on Daawo sawirkii AMR DIAB ee Taagerayaashiisa Argagaxa ku Riday!!
0
2,344

Fanaanka weyn ee caalamka carabta Amr Diab oo hore caan ugu ahaa sawiro muujinaya jidhkiisa dhisan ee dhalinyarodu aad u jeclaayen kuna dayan jireen ayaa aad uga nixiyay taagerayaashisa marku sawir uu caato yahay da’duna kasoo ifbaxday kusoo bandhigay bogiisa instagram.

9

Arintan oo Buuq ka dhalisay baraha bulshada ee dadku ku xidhanyihiin sida instagram, facebook iyo twitterka iyadoo dadka qaar ka naxeen kana muruugooden xaalkan uu jiro iyagoo sheegey inay suuragal tahay inu xanuunsanayo halka qaar kalena ay ku jees jeeseen oy idhaahden awalba muuqalkisa dhabta ah kan ayuu ahaa se photoshop ayu ku qurxin jiray sawiradiisa, se si walooy ahaatoba lama garan karo sababta kaliftay xiligan inu soo bandhigo sawir noocan ah maadamo dadka caanka ah ay aad iskaga ilaaliyaan waxyabaha cadowgoodu ku farxi karaan.

 




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …