Home Celebrity News & Gossip Angelina Jolie oo weerartay Donald Trump!

Angelina Jolie oo weerartay Donald Trump!

59 second read
Comments Off on Angelina Jolie oo weerartay Donald Trump!
0
2,582

Xidigada caalamiga ah ee Angelina Jolie ahna safiirada arimaha bini adamnimada iyo Barakacayaasha ee United Nationska ayaa si aad ah u dhaliishay go’aanka uu Donald Trump kaga mamnuucay 7 dawladood oo muslim ah inay soo galaan dalka Mareykanka iyadoo sheegtay in dalkan yahay mid ku dhisan xornimo hadii la kala sooco dadka diin ahaana midaasi tahay “Dab ku ciyaar”.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …