Home Celebrity News & Gossip Angelina Jolie oo Ka Guulaysatay Brad Pitt

Angelina Jolie oo Ka Guulaysatay Brad Pitt

52 second read
Comments Off on Angelina Jolie oo Ka Guulaysatay Brad Pitt
0
4,175

Xidigada caanka ah ee Hollywood ayaa kaga guulaysatay maxkamada ninkeedi Xidiga Brad Pitt inay hesho xuquuqda koritaanka caruurtooda Lixda ah oo sedex ka mid ah ay dhaleen sedexna korsadeen. Waxaana xusid mudan inay Angelina dalabka furniinka ay u gudbisay maxkamada bishii September 2016 iyo sidoo kale dalabka xuquuqda haysashada caruurta.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …