Home Celebrity News & Gossip Season 4kii Arab Idol oo 4 November Bilaabmaya

Season 4kii Arab Idol oo 4 November Bilaabmaya

1 min read
Comments Off on Season 4kii Arab Idol oo 4 November Bilaabmaya
0
1,563

Barnaamij faneedka ugu daawashada badan caalamka carabta ee Arab Idol ayaa si rasmi ah manta oo bishu tahay 4November uga bilaabmaya shaashada calamiga ah ee MBC. Barnaamijkan oo ah mid ay ku tartamaan dhalinyaro cod qurxoon oo rabta inay fanka kuso biiran oo caanimoda jecel ayaa aad loo sugayay mudo sanad ah se ugu dambeynti manta bilaabmaya isagoo socon doona mudo 4bilood ah.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …