Home Celebrity News & Gossip Asma Love oo Furinle Fariin Dahsoon u Dirtay

Asma Love oo Furinle Fariin Dahsoon u Dirtay

1 min read
Comments Off on Asma Love oo Furinle Fariin Dahsoon u Dirtay
0
12,022

Fanaanada caanka ah ee Asma Love ayaa Barteeda Facebookga kusoo qortay hadal dad badan u fasirteen inay fariin dahsoon tahay oo Furinle ku socota waxaanay tidhi “Hamuujin xumaanto raagta .. Midhkuu nacab yidhi .. Haqaadan mareegta .. Cishqigeena raaji .. Is moodsisku yuu ku hodin”. Waxaana xusid mudan inay maalin hore soo qortay “Qofna xoolo kama dhicin..Cidna xaasid kuma ihi..Xaqna wali ma duudsiyin..Xeerkana ma diidani..Mana falin xad gudub wali..Xorna waan u noolahay”.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …