Home Celebrity News & Gossip Atrishad Turkish ah oo Diiday Casuumad Maalqabeen Sucuudi ah oo 1Million Dollar Usoo Bandhigay

Atrishad Turkish ah oo Diiday Casuumad Maalqabeen Sucuudi ah oo 1Million Dollar Usoo Bandhigay

1 min read
Comments Off on Atrishad Turkish ah oo Diiday Casuumad Maalqabeen Sucuudi ah oo 1Million Dollar Usoo Bandhigay
1
5,122

Atrishada caanka ah ee u dhalatay Turkiga Meryem Uzerli oo usbuucan ku mareysey wareeg ganacsi bariga dhexe gaar ahaan Abu Dhabi & Riyadh iyadoo socodkeedu daarana ganacsi Makeup Line ay iyadu iska leedahay oo ay ka furanayso dalalka Khaliijka.

Ilo ka ag dhaw Meryem ayaa sheegay inay diiday casuumad casho oo uga timi qoys maalqabeen Sucuudi ah oo usoo bandhigay lacag dhan 1Malyan oo Dollar. Meryem ayaa diiday casuumada noocas ah iyadoo sheegtay in aaney aqbali doonin midaas se ay aqbali doonto casuumadas hadii lacagtaas lagu shubo sanduuqa aqalada agoomaha kaalmeeya ee Turkiga.

Qoyska Martiqaadka lahaa ayaa aqbalay dalabkeeda balana u qaaday inay lacagtas in ka badan ugu tabaruci doonan meeshay jeceshahay maadama oo ay aqbalayso imaanshiyaha.




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …