Home Celebrity News & Gossip Balqiis oo Ku Dhawaaqday inay Ka Baxday Shirkada ROTANA

Balqiis oo Ku Dhawaaqday inay Ka Baxday Shirkada ROTANA

59 second read
Comments Off on Balqiis oo Ku Dhawaaqday inay Ka Baxday Shirkada ROTANA
0
350

Caruusada fanka oo hada ku jirta bishii malabka ahayd e arooskeedi qarniga ka dib ayaa ku dhawaaqday inay si rasmi ah uga baxday shirkadii u maamuli jirtey fankeeda ee Rotana iyadoo arintaa ka hadleysana waxay tidhi “Waxaan idiin cadeynayaa inaan si rasmi ah uga baxay shirkada Rotana waxanan leeyahay taageerayasheyda iga suga war kedis ah oo idinka farxin doona”.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …