Home Celebrity News & Gossip Beren Saat oo Turkiga Kusoo Laabatay

Beren Saat oo Turkiga Kusoo Laabatay

52 second read
Comments Off on Beren Saat oo Turkiga Kusoo Laabatay
0
2,312

Xidigada Turkiga u dhalatay ee Beren Saat ayaa kusoo noqotay usbuucan wadankeeda hooyo ka dib safar caafimaad oo ay Maraykanka ugu maqneed. Atriishadan caanka ah aya hada u diyaar garoobaysa si taxadar leh inay ukala dooranayso musalsalada looso bandhigayo gaar ahaan ka dib fashilkii ku dhacay Musalsalkeedi u dambeeyey.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …