Home Celebrity News & Gossip Brad Pitt oo Lagu Waayay Danbigii inuu Jidh Dil u Geystay Wiilkiisa

Brad Pitt oo Lagu Waayay Danbigii inuu Jidh Dil u Geystay Wiilkiisa

1 min read
Comments Off on Brad Pitt oo Lagu Waayay Danbigii inuu Jidh Dil u Geystay Wiilkiisa
0
2,512

Saxaafada Hollywood ayaa sheegtay in baadhitaan ka dib lagu waayay Jilaaga caanka ah ee Brad Pitt danbiga inuu jidh dil u geystay wiilkisa Maddox ka dib markii la sheegey inay isku dhex af dhaafeen Bishii September diyaarada gudaheeda, Midan ayaana ka caawin doonta dagaalka maxkamadeed ee ka dhexeeya Brad iyo Xaaskiisi hore ee Angelina Jolie ee ay isku haystaan ciyaalka midkii korin lahaa labadooda.

Waxaana xusid mudan in ay Angelina dhacdaada diyaarada ka dib maxkamada u gudbisay dalabka furniinka iyadoo sheegtay inuu qaab fiican ula dhaqmeen caruurtoda sidoo kalena dalbatay in maxkamadu iyada u xukunto haysashada ciyaalkooda 6da ah.




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …