Home Celebrity News & Gossip Daawo Fananka Cali Dhaanta oo ruxay Somali Week

Daawo Fananka Cali Dhaanta oo ruxay Somali Week

1 min read
Comments Off on Daawo Fananka Cali Dhaanta oo ruxay Somali Week
0
11,940

Fanaanka caanka ah ee cali dhaanto ayaa ruxay usbuuca somaalida ee magalada London lagu qabto sanadkii mar. Barmaamijka Usbuuca Somalida waxa qaban qaabiyaa Kayd Somali Arts and Culture oo ka dhisan cariga England, barmaamijda ka baxaa wax u badanyihiin kuwa la xiidhadha dhaqanka iyo suugaanta somalida.

Waxaa xusid mudan in sanad waliba lagu soo casuumo qaar ka mid ah Fanaaniinta ugu magaca dheer soomaalida, haddaba sanadka wax ka mid ahaa fanaaniintii lagu casuusmay Cali Dhaanta, oo ku caan baxay ciyaar dhaqameedka la yidhaahdo dhaantada. Haatan fananku wax uu ku nool yahay dalka Sweden. Hoos waxaa ka daawan kartaa sawiradii iyo mid ka mid ah Video muujinaya Cali Dhaanta oo qaadaya heestiisii caanka ahay ee “Gobaladda”.

[espro-slider id=993]

[wpdevart_youtube]myNrNR5bUf0[/wpdevart_youtube]

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …