Home Celebrity News & Gossip Goormu bilaabmaya musalsalka cusub ee Muhannad iyo Lamiis?

Goormu bilaabmaya musalsalka cusub ee Muhannad iyo Lamiis?

1 min read
Comments Off on Goormu bilaabmaya musalsalka cusub ee Muhannad iyo Lamiis?
0
4,151

Xidigaha Turkey-ga Kıvanç Tatlıtuğ iyo Tuba Büyüküstün ee caalamka carbeed iyo Somalida looga yaqaan “Muhannad & Lamiis” ayaa ku dhawaaqay in musalsalkoodi la sugayay ee “Cesur ve Güzel” oo Somali ku noqonaysa (Quruxleyda iyo Geesiga) uu ka bilaabmi doono Shaashadaha Turkiga bisha November.

Musalsalkan aya ah mid jaceyl ah oo ay jilayaan laba ka mid ah xidigaha ugu caansan looguna jecelyahay wadanka Turkiga iyo Bariga dhexe.

[espro-slider id=634]




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …