Home Celebrity News & Gossip Daawo Cabdimaalik Coldoon oo Somaliland Cafis weydiistay balana qaaday inuuna xamar tagin!

Daawo Cabdimaalik Coldoon oo Somaliland Cafis weydiistay balana qaaday inuuna xamar tagin!

1 min read
Comments Off on Daawo Cabdimaalik Coldoon oo Somaliland Cafis weydiistay balana qaaday inuuna xamar tagin!
2
6,496

Saxaafiga samafalaha ah ee Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon ayaa fariin kasoo diray jeelka uu ku xidhanyahay ee magaalada Hargeisa iyadoo uu mudooyinkii u dambeeyey uu halkaas ku xidhnaa laba danbi oo kala duwan oo loo haysto awgeed midi yahay taageeraha uu Farmaajo u muujiyay markuu tagay Muqdisho iyo aflagaado uu kula kacay masuul sare oo ka shaqeeya madaxtooyada Somaliland. Hadaba qoraalkan hoos ka muuqda ayay xaqiijiyeen caan ah oo macaarif ay ahayeen inayna ahayn been abuur oo ay tahay fariin toos uga timi Cabdimaalik, saxaafiyiintas oo ay ugu caansan tahay wariye Xamda Xaaji Oktoober oo ah wariye u shaqeysa Universal Tv.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …