Home Celebrity News & Gossip Daawo Albumka Nancy Ajram oo Fanaaninti La Tartamayay Baqdin Ku Abuuray

Daawo Albumka Nancy Ajram oo Fanaaninti La Tartamayay Baqdin Ku Abuuray

1 min read
Comments Off on Daawo Albumka Nancy Ajram oo Fanaaninti La Tartamayay Baqdin Ku Abuuray
0
700

Fanaanada Nancy Ajram ayaa xaqiijisay inuu Albumkeedu soo dagayo April 21keeda iyadoo soo daysey Xayasiiski albumka iyo laba heesood oo albumka ka mid ah oo mid ay soo dagtay sanadkan bilowgiisi oo ay daawadeen 15Million halka ta kalena usbuuc ka hor soo dagtay oo ay daawadeen in ka badan 1Million oo daawasho. Waxaana xusid mudan iney sidoo kale soo dajisay xayasiiska Music videogii koowaad e heesta magaca Albumka wadata ee “Xaasa Biik”.




Fanaaniin dhawr ah oo iyaguna hore u sheegay inuu albumkeedu xiligan soo dagayo ayaa dib uga noqday go’aankaa dibna u dhigtay iyadoo midaas lagu sababeyey inay ka baqeen la tartanka albumka fanaanadan suuqa albumyada ka maqneed mudo ka badan 3sano Albumkeedan ay hada kusoo noqoneysana lagu tilmaamey mid tayo leh oo aan lala tartami karin.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …