Home Celebrity News & Gossip Daawo Farxiya Kabayare oo Cisbitaalka Ku Booqatay Hodan Abdirahman oo Mareykanka Wiil Ugu Dhashay

Daawo Farxiya Kabayare oo Cisbitaalka Ku Booqatay Hodan Abdirahman oo Mareykanka Wiil Ugu Dhashay

58 second read
Comments Off on Daawo Farxiya Kabayare oo Cisbitaalka Ku Booqatay Hodan Abdirahman oo Mareykanka Wiil Ugu Dhashay
1
16,209

Fanaanada caanka ah ee Hodan Abdirahman Dheere iyo xaajigeeda Abdiqaadir Guleed Caydiid ayaa wiil ugu dhashay dalka Mareykanka gaar ahaan Minnesota,  Waxaana loo bixiyay wiilka Ayman. Dhanka kale fanaanada Farxiya Kabayare ayaa noqotay fanaaninta midii ugu horaysay ee booqasho ugu tagta Hodan uguna so hambalyeysa curadka Hodan.

Halkan Ka Daawo Booqashadii Farxiya Kabayare




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …