Home Celebrity News & Gossip Daawo Gulled Simba oo Youtube Iskoor Ka Xidhay

Daawo Gulled Simba oo Youtube Iskoor Ka Xidhay

1 min read
Comments Off on Daawo Gulled Simba oo Youtube Iskoor Ka Xidhay
3
10,951

Xidiga da’da yar ee reer Finland Gulled Simba ayaa muuqaalkii heestiisi u dambeeyey ee “YAA” ay daawadeen Mudo hal usbuuc ah in ka badan 500kun.

Halkan guji si aad u daawato

Sidoo kale muqaalkii heestiisi “ASAL DHALAD” ee soo baxday 4 bilood ka hor ayay daawadeen in ka badan 1 Malyan iyo badh midaas oo muujinaysa taageerada iyo soo dhaweynta uu bulshada somaliyeed ka helay xidigan da’da yar.




Halkan guji si aad u daawato

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …