Home Celebrity News & Gossip Daawo Kareena Kapoor oo Sawirka Wiilkeeda Soo Bandhigtay Imaaraadkana Dharka Arooska Kusoo Bandhigtay

Daawo Kareena Kapoor oo Sawirka Wiilkeeda Soo Bandhigtay Imaaraadkana Dharka Arooska Kusoo Bandhigtay

1 min read
Comments Off on Daawo Kareena Kapoor oo Sawirka Wiilkeeda Soo Bandhigtay Imaaraadkana Dharka Arooska Kusoo Bandhigtay
0
9,291

Xidigada Bollywood Kareena Kapoor ayaa soo bandhigtay sawirka wiilkeeda Taimur Ali Khan oo saxaafadu ku tilmaameen mid hooyadii aad ugu muuqaal eeg gaar ahaan yaraanteedi.

Dhanka kale Kareena ayaa kasoo muuqatay Magazineka Asiana iyadoo ku lebisan dharka aroosadaha ee hidiyo dhaqanka dalkeeda India iyadoo Kareena ay waraysi ku siisay majaladan magaalada Dubai iyadoo uga warantay taariikh faneedkeeda iyo higsigeeda.




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …