Home Celebrity News & Gossip Daawo Muuqaalkii U Dambeeyey ee Hamda Yar ee Muqdisho

Daawo Muuqaalkii U Dambeeyey ee Hamda Yar ee Muqdisho

1 min read
Comments Off on Daawo Muuqaalkii U Dambeeyey ee Hamda Yar ee Muqdisho
0
3,847

Xidigada da’da yar ee reer Hargeisa Hamda Yar oo bilihii u dambeeyey ku sugan caasimada dalka Somalia ee Muqdisho ayaa bogageeda baraha bulshada sida facebook iyo instgramka kusoo bandhigaysay jaceylka ay u qabto Somali weyn iyo afkaarteda gaar ahaaneed ee ay ka aaminsantahay midnimada Somalia & Somaliland iyo kala go’a ayaa mar walba buuq ka dhex dhalineysay baraha bulshada iyadoo dadku u kala baxeen qaar soo dhaweeyey aragtideeda iyo qaar mucaaradaba.




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …