Home Celebrity News & Gossip Daawo Nancy Ajram oo Ku Guulaysatay Xidigada Sanadka ee Lubnaan Taageerasheedana Saxeexa Albumkeeda Siisay

Daawo Nancy Ajram oo Ku Guulaysatay Xidigada Sanadka ee Lubnaan Taageerasheedana Saxeexa Albumkeeda Siisay

1 min read
Comments Off on Daawo Nancy Ajram oo Ku Guulaysatay Xidigada Sanadka ee Lubnaan Taageerasheedana Saxeexa Albumkeeda Siisay
1
4,650

Xidigada caanka ah ee Nancy Ajram ayaa ku guulaysatay abaalmarinta Murex D’or ee xidigada sanadka ee Lubnaan ee ugu taageraha badan baraha bulshada.

Dhanka kale Nancy ayaa kula dabaaldagtay taageerayasheeda iyo saxaafada guusha albumkeeda cusub ee Nancy9 oo hal usbuuc gudihii suuqa laga waayay ka dib markii iibkiisu xadka dhaafay, Sidoo Kale heesaha albumka ayaa dawashadooda iyo dhagaysigoodu kor u dhaafay hal malyan.




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …