Home Celebrity News & Gossip Daawo Nimco Yaasiin oo Xidigaha North America Soo Dhaweyn Balaadhan u Sameeyen

Daawo Nimco Yaasiin oo Xidigaha North America Soo Dhaweyn Balaadhan u Sameeyen

1 min read
Comments Off on Daawo Nimco Yaasiin oo Xidigaha North America Soo Dhaweyn Balaadhan u Sameeyen
0
2,986

Fanaanada caanka ah ee Nimco Yaasiin Caraale ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey cariga North America iyadoo ay halkaas ku qaabileen xidigaha ugu caansan sida Cabdi Casiis Iskalaaji, Dalmar Yare iyo Rahma Rose iyagoo sheegay inay la shaqeyn doonan garabkeedana ay taaganyihiin intay showyada ay qabanayso ka dhamaanayan e ay ka laabanayso dalkaas.

HALKAN KA DAAWO SOO DHAWEYNTA NIMCO YAASIIN




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …