Home Celebrity News & Gossip Daawo sidii Xidigaha Geesku Hargeisa ugu Soo Dhaweeyen MUNA KAY

Daawo sidii Xidigaha Geesku Hargeisa ugu Soo Dhaweeyen MUNA KAY

58 second read
Comments Off on Daawo sidii Xidigaha Geesku Hargeisa ugu Soo Dhaweeyen MUNA KAY
4
14,531

Waxaa magaalada Hargeysa lagu soo dhaweeyey usbuucan dhexdiisi MUNA KAY oo ah Fashion designer Somaliyeed oo aad u caan ah dharkeedana dhamaanba Haweenka somaliyeed u bogeen siba dhalinyarada. Soo dhawaynta MUNA KAY waxa qayb Lixaadleh ka qaadatay Asma Love iyo Hamda Queen oo ka mid ah Hoboladaha ugu caansan Kooxda Xidigaha Geeska.[wpdevart_youtube]OwRakkrDh-w[/wpdevart_youtube]

 

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …