Home Celebrity News & Gossip Daawo Sonam Kapoor oo Ku Lebisan Dhar iyo Dahab Malaayiin Dollar ah

Daawo Sonam Kapoor oo Ku Lebisan Dhar iyo Dahab Malaayiin Dollar ah

1 min read
Comments Off on Daawo Sonam Kapoor oo Ku Lebisan Dhar iyo Dahab Malaayiin Dollar ah
0
3,645

Atrishada da’da yar ee Bollywood Sonam Kapoor ayaa kasoo muuqatay usbuucan Majalada caanka ah ee Khush wedding iyadoo ku lebisan dharka aroosyada ee hidiyo dhaqankooda ah oo aad u qurux badan.

Dharkan oo uu sameeyeySabyasachi Mukherji iyo oo ah qaar lagu nashqadeeyey Luul iyo dahab, sidoo kale waxay ku xaragoonaysay dahab aad u qaali ah oo qaar ka mid ah qiimahodu kor u dhaafey 1Malyan oo dollar oo ay leeyihin qaar kamida shirkadaha ugu caansan aduunka iyo India.




 

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …