Home Celebrity News & Gossip Daawo Thalia Sodi oo Sawirka Caruurteeda Soo Bandhigtay

Daawo Thalia Sodi oo Sawirka Caruurteeda Soo Bandhigtay

56 second read
Comments Off on Daawo Thalia Sodi oo Sawirka Caruurteeda Soo Bandhigtay
0
3,145

Xidigada caalamiga ah ee u dhalatay dalka Mexico Thalia Sodi oo ku caan ahayd in aanay baraha bulshada kusoo bandhigin sawirada caruurteeda ayaa markii ugu horeysay tan iyo intay weynaaden soo dhigtay sawir ay kula jiraan wiilkeeda Matthew Alejandro iyo inanteeda Sabrina Sakaë iyagoo u dabaaldagaya maalinta Hooyada oo dalkaas looga dabaaldago 15May.

 

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …