Home Arimaha Bulshadda Daawo Wiilashii Fashion Showga ee Hargeisa oo Lacagtii Showga ugu Tabarucay Abaaraha

Daawo Wiilashii Fashion Showga ee Hargeisa oo Lacagtii Showga ugu Tabarucay Abaaraha

1 min read
Comments Off on Daawo Wiilashii Fashion Showga ee Hargeisa oo Lacagtii Showga ugu Tabarucay Abaaraha
0
3,228

Dhalinyaradii reer Hargeisa ee maalintii Jimceha sameeyey Fashion show ay kusoo bandhigayeen tartan xarago iyo qurux iskugu jira, ayaa dhamaan lacagtii kasoo baxday xafladaas ugu tabarucay abaaraha deeganada Somaliland ka jira.

Dhalinyaradan oo tan iyo markii sawiradooda lasoo galiyay baraha bulshada dad weyne fara badan ay aflagaado kula kaceen iyo bahdilaad ayaa aad uga xumaaday iney bulshadoodu qalad fahanto wanaagoodana xumaan loo fasirto se midaasi aanay ka horjoogsan doonin fikrado casri ah oo midan la mida oo bulshadooda waxtar u leh iyo horumarba.




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Arimaha Bulshadda

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …