Home Celebrity News & Gossip Daawo Xidigaha Geeska oo Soo Ceshaday Mohamed BK + Yurub Geenyo & Nimcaan oo La Eryey

Daawo Xidigaha Geeska oo Soo Ceshaday Mohamed BK + Yurub Geenyo & Nimcaan oo La Eryey

1 min read
Comments Off on Daawo Xidigaha Geeska oo Soo Ceshaday Mohamed BK + Yurub Geenyo & Nimcaan oo La Eryey
1
4,762

Kooxda caanka ah ee Xidigaha Geeska ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Hargeisa ku Sheegay inay dib u caleema saarteen gudoomiyahoodii hore ee abwaan Xassan Dhuxul Laabsalaax. Waxaana xusid mudan inay dib usoo ceshadeen fanaanka weyn ee Mohamed Said BK oo ka maqnaa kooxda mudo sanad ah khilaaf dhex maray ka dib. Hadaba go’aanka lama filaanka ahaa ee dad weynuhu sida aadka ah iskula dhex marayeen baraha bulshada ayaa ahaa inay kooxdu eryeen labada fanaan ee caanka ah ee Yurub Geenyo & Nimcaan Hilaac.




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …