Home Celebrity News & Gossip Debbie Reynolds oo Geeriyootay Maalin kadib Geeridi Gabarteeda!!

Debbie Reynolds oo Geeriyootay Maalin kadib Geeridi Gabarteeda!!

1 min read
Comments Off on Debbie Reynolds oo Geeriyootay Maalin kadib Geeridi Gabarteeda!!
0
919

Atrishadii weyneed ee Hollywood Debbie Reynolds ayaa geeriyootay maalin ka dib geeridii inanteeda Carrie Fisher. Saxafada Hollywood ayaa sheegay inu aha hadalkeedi u dambeeyey ee ay dhahdo ” Daal iyo muruugo badan ayaan dareemayaa dhimashadi gabarteyda ka dib”. Waxaana xusid mudan inay Debbie kusoo caan baxday filmkeedi Singin’ in the Rain ee so baxay 1952 iyadoo waqtigaas looso sharaxay abaalmarinta ugu qiimaha badan ee Oscar.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …