Home Celebrity News & Gossip Deepika Padukone oo Dhaawac Kasoo Gaadhay Qoorta

Deepika Padukone oo Dhaawac Kasoo Gaadhay Qoorta

1 min read
Comments Off on Deepika Padukone oo Dhaawac Kasoo Gaadhay Qoorta
0
2,995

Atrishada Bollywood Deepika Padukone ayaa qoorta ka murgacatay iyadoo duubaysa filmkeeda cusub ee Padmavati ee ay soo wado taas oo sababtay in la joojiyo si ku meel gaadh ah duubista ilaa ay soo bugsanayso xidigadan, Saxaafada ayaa qortay in arintan ay sabab u tahay dharka culus ee ay xidhanaysay duubista filmka.

Filmkan la sheegay inuu soo dagi doono 17November 2017 ayaa qisadiisu ku socotaa Boqoradii Rani Padmini oo ahayd Boqorad hindiyad ahoo caan ah oo noolayd qarnigii 14aad. Boqoradan oo lagu xusay inay doorbiday inay dab isku tuurto iyada iyo boqolaal dumar ah oo kale si ay uga badbaadan in qasab uu ku kaxaysto Boqorki Calaa’a Diin oo ahaa boqor muslim ah oo asalkiisu aha Turki iyo Afqani isku jira.

Deepika waxa filmkan ku wehelinaya jaceylkeeda Ranveer Singh iyo Shahid Kapoor iyo xidigo kale oo da’ yar waxaana Alifay filmkan Prakash Kapadia waxaana duubaya Sanjay Leela Bhansali.

 

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …