Home Celebrity News & Gossip Daawo Elissa oo Ruxday DANCING WITH THE STARS

Daawo Elissa oo Ruxday DANCING WITH THE STARS

59 second read
Comments Off on Daawo Elissa oo Ruxday DANCING WITH THE STARS
0
576

Xidigada Lubnaaniyada ah ee Elissa ayaa soo gabogabeysay barnaamijki qoob ka ciyaarka ee Dancing with the stars oo xidigo aan heesin badanka ka qeyb galaan kuna dhex tartamaan iyadoo la barayo qoob ka ciyaarka. Elissa ayaa halkaa kusoo bandhigtay 3 ka mida heesaheda ku jiray albumkeeda cusub “Saharna ya leil”, “omry ebtada” iyo ” fal el haki”.




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …