Home Celebrity News & Gossip Elissa iyo Tamer Hosny oo Hees Talantaali ah Soo Wada

Elissa iyo Tamer Hosny oo Hees Talantaali ah Soo Wada

1 min read
Comments Off on Elissa iyo Tamer Hosny oo Hees Talantaali ah Soo Wada
0
888

Xidigaha caanbaxay ee caalamka carbeed ee Elissa iyo Tamer Hosny ayaa si rasmi ah u iclaamiyay inay soo wadaan hees talantaali ah oo jaceyl ah oo la filanayo inay soo dagi doonto dhawaan, iyagoo baraha bulshada kula wadaagay taageerayashooda sawirada markay Studioga joogen ee ay codka saarayen heestooda cusub.

Arinkan ayaa lama filaan ku noqotay aadna ay ugu riyaaqeen taageerayaasha labadan fanaan ee leh taageerayasha faraha badan iyadoo la filanayo inay heestu noqon doonto hees classic ah oo degan maadama oo Elissa dookhedu midkaas yahay.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …