Home Celebrity News & Gossip Elissa & Kadim Al sahir oo Tartan Adag Ka Dhexeeyo Suuqa Iibka Albumyada

Elissa & Kadim Al sahir oo Tartan Adag Ka Dhexeeyo Suuqa Iibka Albumyada

1 min read
Comments Off on Elissa & Kadim Al sahir oo Tartan Adag Ka Dhexeeyo Suuqa Iibka Albumyada
0
2,315

Suuqa Albumyada caalamka carabta ayaa hoos u dhac weyn ku dhacay ka dib kacdoonada siyaasadeed ee ka socda dawladaha bariga dhexe sida Suuriya, Libya iyo Masar oo xaaladeedu deganeen, Hadaba arimahaaso sababay in dadku ay ka mashquulan dhanka fanka oo siyaasada ku jeestaan isbedeladaas ka socda Mandiqada awgeed . Hadaba iyadoo taasi jirto ayaa xidigaha ugu shacbiyada badan ee fankooda la xiiseyo markay album so dajiyaan taagerayashodu ay u hagar baxaan iibsadaana CD-yada waxaana hada tartanka ugu weyn ka dhexeeya Xidigada Lubnaan ee ELISSA iyo Xidiga weyn ee reer Ciraaq ee Kadim Alsaahir oo labadooda album kaalinta koowad isku haystaan.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …