Home Celebrity News & Gossip Elissa : Fanaanada Kaliya ee ila Tartami Kartaa Waa Nancy Ajram!!

Elissa : Fanaanada Kaliya ee ila Tartami Kartaa Waa Nancy Ajram!!

1 min read
Comments Off on Elissa : Fanaanada Kaliya ee ila Tartami Kartaa Waa Nancy Ajram!!
0
2,185

Fanaanada caanka ah ee Elissa ayaa sheegtay mar la weydiiyay fanaaniinta ay badanaa sugto albumyadooda ee dhanka shacbiyada la tartami kara iyo heer faneedka ayaa tidhi ” Wey jiraan fanaaniin badan oo caana oo la jecelyahay se aniga fanaanada qudha ee ila tartami karta waa Nancy Ajram”. Waxaana xusid mudan inay Elissa iyo Nancy yihiin labada fanaanadood ee ugu iibka badan bariga dhexe uguna shacbiyada badan baraha bulshada sida facebook,twitter iyo instgram.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …