Home Celebrity News & Gossip Elissa oo Ku Dhawaaqday inay Fanka Ka Nasanayso….!

Elissa oo Ku Dhawaaqday inay Fanka Ka Nasanayso….!

56 second read
Comments Off on Elissa oo Ku Dhawaaqday inay Fanka Ka Nasanayso….!
0
1,648

Fanaanada caanka ah ee Elissa ayaa sheegtay inay fanka ka nasan doonto habeenka sanadka cusub oo aanay wax xaflad ah qaban doonin iyadoo sheegtay inay waqti siin doonto ehelkeeda gaar ahan Hooyodeed iyo Asxaabteeda maadama oo waqtigaas Elissa ay u hayso xiiso gaar ah rabtona inay ka faa’ideysato lana qaadato waqtigeeda dadka ay jeceshahay.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …