Home Celebrity News & Gossip ELISSA oo Albumkedi Cusbaa Daaha ka qaaday

ELISSA oo Albumkedi Cusbaa Daaha ka qaaday

1 min read
Comments Off on ELISSA oo Albumkedi Cusbaa Daaha ka qaaday
0
1,086

Xidigada caanbaxday ee u dhalatay wadanka Lubnaan ee ELISSA oo Bishan Gudaheedi Albumkeedi inta badan la sugayay Daaha ka qaaday iyadoo ugu magac Dartay “SAHARNA YA LEYL”. Albumkan oo ay ku jiraan 16 Heesood oo iskugu jira laba Lahjadood oo kala ah Masri iyo Lubnaani ah lana saaray music casri oo macaan oo dhagaha dhagaystayaasha so jiitay. Albumkan aya isla saacadihii suuqa lagu so daayay noqday Albumka loogu dhagaysiga iyo iibsiga badanyahay, Waxaana xusid mudan inay Elissa ka mid tahay fanaaninta ugu iibka badan Bariga dhexe iyo woqoyiga afrika iyadoo 3 jeer ku guulaysatay Abaalmarinta calamiga ah ee World music awards iyo abaal marino kale oo Dawli ah.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …