Home Celebrity News & Gossip Maxaa ka cadhaysiiyay ELISSA?

Maxaa ka cadhaysiiyay ELISSA?

1 min read
Comments Off on Maxaa ka cadhaysiiyay ELISSA?
1
2,075

Xidigada caalamka carbeede Elissa ayaa boga ay ku leedahay barta twitterka kasoo muuqatay iyado jawaab kulul ka bixisay warar been abuur ah oo saxaafadu ka qoreen nolosheeda gaar ahaaned, Iyagoo sheegay inay Uur qaaday bilaa guur ah halka qaar kalena sheegen inay si hoos ahaana u guursatay arinkaasna ka qarisey dadka.

5

Elissa ayaa waxay ku jawaabtay ” Waxaan maqlayay ayaamihii u dambeeyey warar been ah oo gaadhay heer anan filaneen, waxay sheegen inaan guursaday, inaan mashaakil waajahayo gaar ahaned, halkey qaar saxaafiyiin ah oo bilaa qiimo ahna qoreen inaan uur leeyahay. Cadaan ha u ahaato qof walba anigu marka ay jirto arin aan rabo inaan la wadaago dadweynaha aniga aya sheegaya kamana khajilayo inaan noolado noloshayda!”.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …