Home Celebrity News & Gossip Daawo Sawirada Arooska Emy Samir Ghanem & Walaashed Dunia oo u Ducaysay

Daawo Sawirada Arooska Emy Samir Ghanem & Walaashed Dunia oo u Ducaysay

1 min read
Comments Off on Daawo Sawirada Arooska Emy Samir Ghanem & Walaashed Dunia oo u Ducaysay
0
4,331

Arooskii lamaanaha ugu caansan Masar ee Emy Samiir Qanim iyo Xasan Alradaad ayaa xalay ka dhacay wadanka masar. Arooskan oo saxaafada iyo shacabkuba inbadan sugayeen madaama o lamaanahan tageerayaal fara badan ku leeyihiin wadankooda masar iyo guud ahan wadamada carabta.

[espro-slider id=1165]

Dhanka kale caruusada walaasheed xidigada caanka ah ee Dunia Samir Qanim ayaa u ducaysay walasheed iyadoo sawir ay kuwa wada jiraan soo dhigtay barta instgramka korkana ka raacisay “Allah haku daayo caruusadii ugu qurxoonedey”. Waxaana Xudi mudan inay arooska kasoo qayb galeen fanaaniin iyo jilayaal fara badan oo caan ah saaxiibna la ah lamaanahan is calmaday.




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …