Home Celebrity News & Gossip Yurub Geenyo iyo Furinle oo Visadii Ingiriiska qaadanaya iyo Nimco Dareen oo wehelinaysa

Yurub Geenyo iyo Furinle oo Visadii Ingiriiska qaadanaya iyo Nimco Dareen oo wehelinaysa

1 min read
Comments Off on Yurub Geenyo iyo Furinle oo Visadii Ingiriiska qaadanaya iyo Nimco Dareen oo wehelinaysa
1
35,877

Abdikarim Farah Qaarey, Abwaan Mahamud M Yaasiin “Dheeg”, Yurub geenyo, Caabi Mirre Dacar iyo Axmed Wali Furinle oo ah Martida sida wayn loo sugayo in ay kasoo qayb galaan Bandhig sanadeedka wadanka Ingiriiska ka dhaca ee Somali Week ayaa hada la sheegaya in ay qadanayan Visadii casuumada ahayd ee ay ku gali lahayen Ingiriiska. Waxaana la filayaa in martidan ayamaha inagu so foodleh ay soo gaadhi doonan London.14184329_10153624689026467_1139986830628989227_n

Waxaana xusid mudan in ay Fanaanada caanka ah e Nimco Dareen ay ka amba baxday Jigjiga laba usbuuc ka hor oo ay hada la joogto sayigeeda Axmed Wali Furinle una raaci doonto safarkiisa Ingiriiska maadama oo ay London hore u deganeed.

1080825_10200430234580152_1028215200_n

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …